
25/03/2024
وعنِ ابنِ عباسٍ، رضي اللَّه عنهُما، أنَّ النَّبيَّ ﷺ قَالَ: عُمرَةٌ في رمَضَانَ تَعدِلُ حجة أَوْ حَجَّةً مَعِي"
متفقٌ عليهِ
Sarmaan Travel & Tourism Waxay idinku bishaaraynaysa adeeg cumro oo ku Raali galiya Inta lagu guda Jiro bisha barakaysan ee Ramadan 2024 sida:
1. Hotels Makka iyo Madiina una dhow xaramka
2. E-Visa (Umrah) oo ah Ethiopian Passport
3. Gadiidki (Transportation)oon mesha ka madhnayn.
4. Sidoo kale Hage ku tusaya Habka cumrada iyo cibaadada loo guto.
FG: Waxii faah faahina Fadlan kala xidhiidh Numbarada Hoos ku xusan.
1:Jigjiga (+25191 377 8899)
2:Hargeisa (+252634299499)