08/06/2023
Ogaysiis.
Hadii aatahay qof ubaahan in lagacaawiyo (Entry Permit) si ay kuugu fududaato Inaad ulasafarto caruurta kudhalatay Europe iyo North Amerika ee fasaxa usafri lahaa Somaliya, si safarkaaga kuugu fududaado Fadlan laxiriir xafiiska Shirkadda Hiiliye Travel.
Hadii aad kunoshahay wadan kamid ah wadamada (Scandanevia) laxiriir Khalid Mo Ali Oslo Norway tel: +47 912 70 245.
Hadii aad kunoshahay England. Scotland. Ireland iyo Wales kalaxiriir Cabdiraxman Hiiliye. Tel/ 074 04 530 881.