Kaashcoin

Kaashcoin Fast, Secure, Worldwide - Fiat and Crypto

Shirkadda KIRAKAAB waxay kuuqabanaysaa adeegyada ay kamidyihiin Kirooyinka Guryaha,Xafiisyada,Hotelada iyo maamulida hantida gaarka ah

(24-July-2024)Heerka sarrifka rasmiga ah ee maanta.
24/07/2024

(24-July-2024)

Heerka sarrifka rasmiga ah ee maanta.

(18-July-2024)Heerka sarrifka rasmiga ah ee maanta.Source:Baanka dhexe Somaliland
18/07/2024

(18-July-2024)

Heerka sarrifka rasmiga ah ee maanta.

Source:Baanka dhexe Somaliland

17/07/2024
Cryptocurrency, oo badanaa loo yaqaano "crypto," waa nooc ka mid ah lacagta dijitaalka ama qarsoon ee isticmaalaysa cryp...
17/07/2024

Cryptocurrency, oo badanaa loo yaqaano "crypto," waa nooc ka mid ah lacagta dijitaalka ama qarsoon ee isticmaalaysa cryptography si ay u ilaalshanaato. Si ka duwan lacagaha soojireenka ah ee dowladuhu soo saaraan (sida Doolarka Maraykanka ama Euro-ga), cryptocurrencies waxay ku shaqeeyaan teknooloojiyada loo yaqaan blockchain, taas oo ah diiwaan aan cid gooniyi gacanta ugujirin oo lawada adeegsado islamarkaana diiwaangeliya dhammaan macaamilada guud ahaan shabakadan kombuyuutarro ah. Aan cid gaar ah gacanta ugujirin macnaheedu waa in cryptocurrencies aanay gacanta ugu jirin wax maamulka dhexe ah, sida bangi ama dowlad, taasoo ka dhigaysa inay kabadbaado khataraha faafreebka dawladaha iyo Khiyaanada.
Cryptocurrency-ka ugu caansan waa Bitcoin, oo la abuuray 2009-kii qof ama koox magacooda la yiraahdo Satoshi Nakamoto. Bitcoin waxaa loogu talagalay inay noqoto nidaam lacag-iswaydaarsi oo loo gudbiyo qof ilaa qof (peer-to-peer), taasoo u oggolaanaysa isticmaalayaasha inay lacag isku diraan iyagoo aan u baahnayn dhexdhexaadiye, sida bangi. Waqti ka dib, cryptocurrencies kale oo badan ayaa soo ifbaxay, mid kastaana wuxuu leeyahay astaamo iyo adeegyo gaar ah.
Tusaale ahaan, Ethereum waxay awood u siisaa qandaraasyada muhiimka ah ee caqliga macmalka ah kudhisan iyo applicationada lawadaago(dApps), halka Ripple ay ujeedadeedu tahay inay fududeyso lacagaha caalamiga ah ee degdegga ah oo qiime hoose la isuguwareejiyo.
Cryptocurrencies waxaa lagu kaydiyaa jeebab dijitaal ah, kuwaas oo noqon kara software (apps ku jira telefoonkaaga ama kombuyuutarkaaga) ama hardware (qalab sıda flashyada faylasha lagu qaato ah). Jeebabkan waxay isticmaalayaan furayaasha gaar ah, oo ah nooc ka mid ah erayada sirta ah ee cryptographic ah, si loo hubiyo in kaliya milkiiluhu uu heli karo oo u wareejin karo lacagtiisa. Macaamilada lagu sameeyo cryptocurrencies waxaa xaqiijiya ka qaybgalayaasha shabakada. Ka qaybgalayaashan(miners ) waxaa lagu abaalmariyaa lacagaha cusub ee cryptocurrency dadaalkooda ay ku ilaalinayaan shabakada.Isticmaalka cryptocurrencies wuxuu aad u koray sanadihii u dambeeyay, iyadoo ay sabab uthay fursadaha faa,iido samaynta ee maalgashi, dahsoonaanta xogaha kadhexdhaca , iyo aqbalaadda sii kordheysa ee ganacsatada iyo hay'adaha. Si kastaba ha ahaatee, waxay leeyihiin khataro, sida isbeddelka xaga qiimaheeda ah oo sareeya, dawladaha qaar oo khatar xaga sharciga ah kuhaya , iyo suurtagalka khataraha amniga. ugudanbayn, waa muhiim inaad baaritaan sameyso oo aad fahanto xaaladaha kuxeeran kahor intaadan maalgelin ama isticmaalin cryptocurrencies.

Exchange Rate Applicable for, Wednesday, 17 July 2024.
17/07/2024

Exchange Rate Applicable for, Wednesday, 17 July 2024.

(17 July-2024) Heerka sarrifka maanta ee rasmiga ah.Isha xogta:Baanka dhexe Somaliland
17/07/2024

(17 July-2024)

Heerka sarrifka maanta ee rasmiga ah.
Isha xogta:Baanka dhexe Somaliland

17/07/2024

17/07/2024

Kormeerka agaasimaha guud ee baanka dhexe ee Somaliland suuqa sarifka kusoomaray.

16/07/2024

Sıda la isgadiwaangeliyo adeega

16/07/2024

SHURUUDAHA SARIFKA LACAGAHA

16/07/2024

BAANKA DHEXE EE SOOMAALIA

HEERKA SARIFKA
16/07/2024

HEERKA SARIFKA

Address

Wadada Biriijka
Hargeisa

Telephone

+252636972784

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaashcoin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaashcoin:

Videos

Share

Our Story

Shirkadda KIRAKAAB waxay kuuqabanaysaa adeegyada ay kamidyihiin Kirooyinka Guryaha,Xafiisyada,Hotelada iyo maamulida hantida gaarka ah


Other Hargeisa travel agencies

Show All

You may also like